Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Kuxigeenkiisa oo ku biiray Shirka Musharaxiinta (Sawirro)

Waxaa goordhaw shirka Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho uga socda qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ku biiray Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo kuxigeenkiisa koobaad Cabdiweli Muudey. Shirka u socda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hada galay heer xasaasi ah, waxaana shirka kusoo biiray qaar kamid ah madaxda ugu … Continue reading Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Kuxigeenkiisa oo ku biiray Shirka Musharaxiinta (Sawirro)